Meksiko Sannadka 2050-ka, Meksiko waxa ay diyaar u tahay in ay noqoto waddanka toddobaad ee ugu dhaqaalaha badan adduunka



 Meksiko

Sannadka 2050-ka, Meksiko waxa ay diyaar u tahay in ay noqoto waddanka toddobaad ee ugu dhaqaalaha badan adduunka, iyada oo afar meelood ka soo sara mari doonto kaalinta 11-aad ee ay hadda kaga jirto qiimaynta la sameeyay.

 Waxay diiradda saartaa wax soo saarka iyo dhoofinta taasi oo u horseeday kobac xoogan sanadihii ugu dambeeyay, inkastoo xaalada dhaqaale ee hadda jirta ay caqabad ku noqtay wax badan oo dalkan uu gaari lahaa

Haddii aad fursad hesho oo aad si adag u shaqeyso, horumar waad gaari kartaa.

Daryeelka caafimaadka iyo gaadiidka ayaa halkan ka jaban marka loo eego Maraykanka, Canada iyo Yurub.

"Waxaan joogay magaalada Merida, Yucatan ee Meksiko, qiimaha gawaarida online-ka ku shaqeeya wuxuu ahaa $4 ilaa $10 [qiyaastii “ayay tiri Suzan Haskins, tafatiraha guud ee jariiradda Living International. Wadamo badan oo soo koraya, kaabayaasha iyo xaaladaha waddooyinka ayaa caqabad ku noqon kara, laakiin dawladdu waxay hadda bilowday maalgelin kaabayaal dhaqaale oo dhan $44bn, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters, kaas oo la isticmaali doono afarta sano ee soo socota.


Comments

Popular posts from this blog

Warka maanta Laascaanood iyo arima heeda

Nigeria Mid ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha badan Afrika, oo ah Nigeria waxay diyaar u tahay in dhaqaalaheedu uu u koro heerka ugu dhaqsiyaha badan sanadka 2050, celcelis ahaan 4.2%.

Xaggee buu marayaa dhaqaalaha dunida yaa ugu sareeya yaa ugu hooseeya